Gabay hooyga suugaanta waano. Waa gabay dagaar iyo ka ...

Gabay hooyga suugaanta waano. Waa gabay dagaar iyo ka yimi diillintii Guraye 31. Sow wuxuu garwaaqsanahayaa gocasho ciil maaha 139. Abbaanduulaheedu wuxu ahaa Xaaji Waraabe. Yawle gabaygan caanka ah ayuu ka tirshey xiisaddaas isagoo dhanna uga dhigayey Samatar Baxnaan oo gabay tirshey ka dib markay dileen dhawr nin oo Muuse Ismail ah. Gabayga waxa ka jawaabay rag ay ka mid yihiin Dharbaaxo Jin, Maxamud Dheeg, Cali Xasan Aadan (banfas), Cabdulle Raage, Cali C. Barnaamijka idaacaddaasi ugu talo gashay Suugaanta Soomaalida ayuu shakhsigani u beddelay barnaamijka "Dhaqanka & Suugaanta Daarood". Fadlan si ay kuu soo gaaraan muuqaaladu Subscribe saaro SAYID MAXAMED CABDULE XASAN -----------------------------------------------------------------------1898dii ilaa 1910 ayaa Sayidku dadka wuxuu ku waday waano iyo waxsiin si loo helo israac iyo wadajir, gaalana meel looga soo wada jeesto. Bilaash iyo ciyaar looma helo bogiyo heemaale Niman sabarka baaruud ku xidhan baar ma foofsado e Rag bireysan buun iyo raraas boohin iyo qelo Iyo labo bahood maalin ay boqol ku ruuxweydo Belo iyo col baa lagu tabaa Baarax waligeede Abwaanka gabay ma ka haysaa? Halkan noogu soo tebi Magacna waa digoo dhalashadii loo demeli waaye Anuunbaa dibbiro-ciil qaboo dudaya waa noole Damqanmaayo reer Faaraxaan ducuminaayaaye War yaan idin dardarin waano aan dunida aafeyne Wax belaayo lagu diimiyaa duul u waajibaye Colkan habar Jeclada loola dudi Daw kalaw furane Alloow yaa caruurahan durdurin kala dillaameeya Waxa Saxay Salaad Carab SOMALILAND LIKS War iyo Wacaal TV S/Land International Somaliland Future Caynaba News Somaliland. Halkan ka akhri Birdhiile gabaygiisii Waxa isna marxaladdaas ka gabyey Cabdi Gahayr oo isna canaananaya Habar Yoonis oo uu habacsani ku durayo. Halkan waxa ku qoran 56 gabay oo ah Cutubka 1aad. Waa gabay ku diirsaday markuu waagu daalacaye 30. org U H U B S O Somalilandforum Somalilandgov Red Sea Online Sool Markii Faarax Nuur laba gabay isku xigsiiyey isagoo u jawaab celinaya Qawdhan Ducaale ayuu Qawdhan geeraarkan soo socda tiriyey isagoo aflagaadeynaya Arab isla markaana ku baanaya inuu guutooyin cid walba leh soo wato; Wuxu yidhi Qawdhan Ducaale; Saleebaan Gacalmoodoo Guuble ciidan ka dayoo Dadkiinnoon konton gaadhin Is gaafoorsha Dixaa oo Gabayo ku saabsan guurka, iyagoo isagu jira qaar ka hadlaya dhiilrigalintiisa, qaar dardaaran u ah dhalin guurdoon ah iyo waliba qaarkale ku maagaya maanso ama gabay,marka laga reebo keligii taliyihii Maxamed Siyaad Barre,Hadraawi waa ninka keliya ee abwaanimadiisa loogu saxeesayo in uu yahay waddani, waa ninka keliya ee suugaantiisa aan aan laga helin iin ama qalooc, waa ninka keliya ee la odhan karo waa abwaan, hal abuur, suugaan yahan ah, Gabaygan wuxuu Yawle kaga jawaabayey gabay guubaabo iyo dhaleeco isugu jira oo uu Birdhiile (Ciidagale) u soo tirshey Habar Yoonis kuna saabsan wadaad Aw Cilmi la odhan jirey oo Sacad Muuse diley. This document introduces Sheikh Jaamac Cumar Ciise's compilation of 120 poems by Sayid Maxamed Cabdulle Xasan in a collection titled "Diiwaanka Gabayadii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan". Afartaa daleeyey waxaan dib ugu soo laabtay 33. Xasan - Dud Garqaniinyo Ganey Cali Madoow Khayre gabay Foojar Ciise Xirsi Cad Dhunkaal F. Abaar xun baa dhacday markaasaa Gammute geelii u dhaadhiciyey Guban iyo dhul aanu weligiis arag. Sawirkaasi in kasta oo uu sax yahay, haddana Soomaalida Hoyga Suugaanta waa bog loogu talagalay suugaanta Soomaaliyeed, oo ay ku jiraan gabayo iyo qoraallo taariikhi ah. Horraantii sannadihii 1970-naadkii ayuu Boggan suugaanta qoraalka ah waxaad ka helaysaa suugaan badan oo xul ah oo ay reebeen hal-abuuradda Soomaliyeed gaar ahaan kuwa aan is lee nahay aad ayaa loo xiisaynayaa. Maanso iyo Midgaan waa laba arrimood oo qalbigeyga si adag ugu xardhan, waa dareen damiirkeyga si weyn ugu daabacan, horumarintoodu waa hiwaayaddeyda iyo halbeeg aan hiigsado. Halkuunbaa gamaanyada hurdada Gaadh Ina Warfaa Suldaanoo Ciidagale, Reer Guuleed ah ayaa waagii Arab & Ciidagale ay colloobeen u gabyey Faarax Nuur. Waa gabay durbaankiila tumay diif la soo kacaye 29. Raage wuxuu yidhi " Xuska abwaannada " waa gabay xusaya abwaannadii Soomaaliyeed ee tiirka u ahaa suugaanta Soomalida. Shaqsiyan suugaanta aad baan u xiseeyaa, mudnaan iyo muhiimad gaar ahna waxaan siiyaa barashada suugaanta iyo afka Soomaaliga. 7- Lahwigiyo wareekiyo tashiga, luraya uurkayga 8- Liisaanka faallada markaan, loodin kari Salaan baa gabay halkaa ka qabsaday aanan wada hayn balse ay erayadiisa ka mid ahaayeen. Cabdi Gahayr oo la hadlaya Xaaji Cali Guhaad oo markaa ahaa sarkaal (Local Gov't officer) si ba'anna dadku uga caban jireen. Xuseen oo ahaa tiir ka mida Tiirarka suugaanta wuxu ahaa ninkii ugu horreeyey ee Erayga Suugaan u adeegsada gabay. Saalax ayaa beri u socdaalay Habar Yoonis Galbeed wuxuuna la kulmay qabiil rag iyo maalba ka hodan ah dhul baro-san ahna yaal. The compilation was submitted to the Ministry of Culture and Idaajaa wuxuu suugaanta ku bilaabay ka beensheeg uu u badheedhay bilawgii si uu tolkiis taariikh dhalanteed ah oo aan jirin ugu sameeyo maantase waxay la maraysaa asagoo aamminay beentiisii & propagandihiisii oo barnaamijkaas Voa-da sheege & dhegeystaba ka ah marka laga reebo koox ka mid ah qolyihii hadba ruuxa waasha iska daba geli jirey ee Bahda Hoygani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan caruurtiisii, qoyskiisii, qaraabadisii, asxaabtiisii, bahweynta suugaanta iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Hadduu gedmiyo giiryaalahay gole ka caayaane 141. Org Togdheer News Sanaag Web Golis News Qaran News Halgan News Hadhwanaagnews Awdal News Somalilandcenter Somalilandnet Iftin News Hargeysa News Somlywood Network Somaliland Web Information Somaliland Law Somaliland Ed S i r a g. Jaamac oo arrintaas dibaaqaya ayaa tirshey gabaygan soo socda. 4- Lallabii la shiday maalintay, liifadu is jiidhay 5- Lowyada siday uga jabtiyo, adhaxda liilkeeda 6- Ma lulmooni layl dhexe intaan, laamaa doodsadaye. Gabaygu ma dhamma, Mana saxna Caynaanka gabay waanigii, cawro ku ahaaye Cadaab iyo denbaan kaga baqee, waa cayimadiiye Carrabkayga maqal caasiyow, caalin baan ahaye Cod yar waxan u naqay uumiyii, cayda laga keenay Guutada Hagoogane la baxday ee xoolihii Daraawiish dhaqatay ku galay agagaarka Qorraxay ayaa waxaa ku lammaanaa 12 gabay-yahan oo uu ka mid ahaa Gammuute. Fadkoo hooray roobkoo arliga, lagu fillaysiiyey Dhirtoo faraqle, geedaha dhulko, firidhku soo yaacay Daadkoo fatahay, Jeexyadoo, farawgu ku maagaya maanso ama gabay,marka laga reebo keligii taliyihii Maxamed Siyaad Barre,Hadraawi waa ninka keliya ee abwaanimadiisa loogu saxeesayo in uu yahay waddani, waa ninka keliya ee suugaantiisa aan aan laga helin iin ama qalooc, waa ninka keliya ee la odhan karo waa abwaan, hal abuur, suugaan yahan ah, Murtida iyo macnaha gabayga iyo muunaddiyo luuqda, Waa martabad saroon uumiyaha Mawle wada siinne, Mulki kaleba soomaaliyeey waa ku murannaaye, Maansiyo kolkay gabay tihiyo midha la luuqeeyo, Sow Miidhayadan reer Isaaq lama mihiibsiinnin, Mankiisiyo Mullaax iyo Laf iyo gabay macaankiisa, Macdantiisi sow Eebahay naguma soo meerin. Kooxahaas dulmiga Afweyne u dannaaniyey waxay 12 sano ee la soo dhaafay taagan yihiin goobaha la lee yahay waxa lagu heshiisiinayaa Soomalida taasoo kuu caddaynaysa in iyaga iyo dadka wax ka dhegeystaaba ayan ahayn dad daacad ka ah danta qaranka islamarkaana aan meteli karin Soomaalida xalaasha ah ee ay Afkooda kaga hiiliyeen markay u hiilkooda u baahnaayeen. habeenkii la dul fadhiyey xoolahaa ayuu yidhi Xaaji Waraabe Raggii gabyi jiroow gabay caawaa idiinku danbaysa ee nin walboow wax dheh oo hadalkaaga Waxad ugu soo hagagasaan Hoyga Suugaanta Qaybo kala duwan oo suugaanti soomaaliyed ah. Afyare, Nin Hawiye ah oo aan magaciisu weli isoo gaadhin iyo rag kaloo badan. hoygasuugaanta. Gab baan kugu odhanlaa sidii aar geel u soo dhacaye Gii-giida waxan diidayaa, guriga ii dhow'e Waxa kaloo ka mid ahaa gabayga uu Seed Cawad isna lahaa; Dhalool waxa la biday reerkayaga dhiigga fuuqsada'e Allahayoow Salaan dhiirranaa, dhaygag bay dilaye Waxa uu tiriyay gabay uu marka hore odayga kaga dhaadhicinayo gabadha uu doonay isagoo xagga dambe ee gabaygana ku soo daraya in waxa hadda gabadhaa intaas oo ammaana uu ka sheegay ka hortaagani ay tahay hasha Maahir. Salaan Carrabey oo Dalka debedda uga maqnaa markii Cali Dhuux bilaabay GUBA, kuma aanu degdegin danna kama lahayn nimanka Daarood ee isu gabyaya. Ugaadeen ayaa muddo sannad ka dib ah ilaalaystay geel kii laga dhacay u dhigma oo Garsooridda Tartanka Hoyga Maansada Soomaaliyeed waxay xaq u leeyihiin inay baddalaan Garsoorayaasha iyagoon cidna ogeysiinin iyo inaysan bi xinin Abaalmarin sanad kasta hadey Garsoorayaasha ay go’aansadaan. Hoyga Suugaanta & dhaqanka Soomaaliyeed. Yamyam ka lagu sheego oo isagu ah Voice over Internet Protocol, also called VoIP, IP Telephony, Internet telephony, Broadband telephony, Broadband Phone and Voice over Broadband is the routing of Voice conversations over the Internet or through any other IP-based network Xalleef Waxad ugu soo hagagasaan Hoyga Suugaanta Qaybo kala duwan oo suugaanti soomaaliyed ah. Fadlan si ay kuu soo gaaraan muuqaaladu Subscribe saaro 1- Cumaro dhawaanahan ma lalin, gabay lifaadoone 2- Lubbigayga waataan ka jaray, laba diraacoode 3- Caawana ladhbaa igu kordhee, laabta kuma hayne. [10] In response, Salaan then composed the famous poem, Kinship is a Shelter:[10] Waa gabay waano iyo waxsheeg ah oo ku jeeda dawlad iyo shicibba; Faduul gabaygu iigama tagiyo, faan ku socodsiiye Meel ay ka fiigtey baan sidii, Fiqi istaagaaye An fasiro murtida fiican waad iga filayseene. Somali poets, known as "Gabay", have been composing Suugaanta Gabayo ku saabsan guurka, iyagoo isagu jira qaar ka hadlaya dhiilrigalintiisa, qaar dardaaran u ah dhalin guurdoon ah iyo waliba qaarkale oo ka hadlaaya xaalada ka danbaysa aqalgalka, waxaynu soo qaadan qaar ka mid ah gabayda ugu aansan gayiga soomaalida misana ay tiriyeen kuwa ka mid ah foolaadkii suugaantii hore ee somalida. The poems showcase the history of Sayid Maxamed and the Dervish movement, as well as the high level of Somali poetry and language during Sayid's time. Gooshqaadka iiguma baxdee gaban kalaan baanay 143. Waxay kaloo tusayaan heerka sare ee Sayidku murtida iyo suugaanta Soomaalida ka joogay iyo sida uu suugaanta ugu xeel dheeraa. Hoyga Suugaanta ee Doollo The largest online collection of Somali poetry Dhoodaan | Akhris | Halqabsi | Maqal | Sayid Maxamed | Abwaanka | Guba | Ma Ogtahay | Email Us Gabay kale oo calaacal ah ayuu Qawdhan isla munaasabaddan ka tirshey kaasoo ay erayadiisa ka mid ahaayeen; Waayadanba Dhuu baan xidhay oo dheg uma noolayne Anuunbaa dhabriiraye ragi waa dhalasho raacaaye Maan gabay dharaarta iyo dayaxa dhayda ka cadeeyo Abtirsiimo lama dhumiyee dhamacda maan oogo Maan dhamaan Isaq kula dhex dhaco waa dhambaal Salaan Carrabey oo Dalka debedda uga maqnaa markii Cali Dhuux bilaabay GUBA, kuma aanu degdegin danna kama lahayn nimanka Daarood ee isu gabyaya. Somalia has a long and rich tradition of oral poetry, with poems being an integral part of Somali culture. Hadafka aan Hiigsaneyno Waxaan u diyaarinay mareeg qurux badan oo hanan karta Han Qaran, una soo bandhigi karta adduunka Murtideena iyo Suugaanteena. Ugaadeen geelaas kama daba tegin mana dhacsan. Horraantii sannadihii 1970-naadkii ayuu Mamnuuc bay ahayd in nin xidid kula ah wax laga sheego sidaa darteed ayuu Salaan oo arkay khaladka Cabdillaahi uu ka codsaday inuu gabay kale oo uu raggaas ku xaal marinayo tiriyo. Garsoorayaashu waxay qiimenayaan gabay kasto oo tartanka lagu so diro, go’aankooduna waa kama dambeys. Wuxuu yidhi: Dabuubtiisa gabay waan ka tagay dihashadiisiiye Dubaaqayga waataan ka jaray waa fog dabadeede Shin kastood daleed uga baxdoo nabar is-diidsiiso Dibnahaagu shaygay bartaa waad ku dayataaye Haddii gole dabbaaldeg iyo farax loo dalbado maalin Oo loo duddeeyoo khalqigu daawasho u joogo Uu mid aan daryeelini xakame daamanka u geliyo Uu Allayliyo Allaylehe bagaan ololshey baaruudda Aflanacay bagaa lagala tagay idhamadii qaydar. Markii taas uu ku guulaysan waayey ee laga aamusay ayuu bilaabay inuu Rag uu Salaan ka mid yahay oo aan silsiladda ku jirin soo Mar 1, 2011 ยท suugaanta somalida waa suugaanta caalamka ugu sareyso uguna murtida badan. Saalax markuu ku soo laabtay Koonfurta Sanaag oo reerkooda deegaan u ahayd ayuu Keydka Gabayadaugu wanaagsanSoomaalida Galad weeye hal abuurku aan ruuxna goynkarine gunno weeye dheeraadahoo guule bixiyaaye gargaar iyo tacliin laguma helo oo lagadiwaaye Hadii aad gabyaa tahay hibada lagu gudoonsiiyay gasiin xeeladee kuma cawniyo eray guhaadeede waa risaalo gaariyo xisaab gudasho doonaysa Hadaad gole kafuul tahay murtida aan ugodol qaadin asii gumuca kaadhacahayaa gubayo Waa faalo Kooban oo ku saabsan Tixdii uu ninka Majeerteen Bilaabay 1978 kii iyo sidii Abwaannada Soomaliyeed uga jawaabeen gabaygii Calaacalka ahaa ee Khaliif Sh Muxumed. Inkastoo abwaannadu wax gabay lagu koobo ka badan yihiin, hayeeshee ma arag gabay tiroba 90 gabyaa tix keliya ku falanqeeya. (Halkan Riix) Suugaanta Gabay maalintaan sadar ka sheegaayo Weligey ma saranseeriyee waan susumiyaaye Soofaha lab-baan kaga jaraa saxalka baallaaye Anigoo siyaakhadiyey bay sare u qaadaane Markaasay safruhu ula kacaan sabo Mareexaane An sifeeyo maantana tixdaan saaxi u abbaaro Si alliyo faduul baan ku imi sabadan xeebeede Weligayba saar iima qaban suudhan Doonyaha'e Senge dhabarki saymiyo colbaan saami ku Hoyga Suugaanta & Dhaqanka Soomaaliyeed. Hoyga Suugaanta wuxuu soo bandhigayaa gabayo suugaaneed oo kala duwan, kuwaasoo ka turjumaya dhaqanka iyo taariikhda bulshada Soomaaliyeed. Voice over Internet Protocol, also called VoIP, IP Telephony, Internet telephony, Broadband telephony, Broadband Phone and Voice over Broadband is the routing of Voice conversations over the Internet or through any other IP-based network Boggan suugaanta qoraalka ah waxaad ka helaysaa suugaan badan oo xul ah oo ay reebeen hal-abuuradda Soomaliyeed gaar ahaan kuwa aan is lee nahay aad ayaa loo xiisaynayaa. Gabayo sidan oo kale ah ayaa waxaa loola jeedaa in lagu raaxeysto kuwa barooranaya luminta hooyada. Suugaan, gabayo & sooyaalkii soomaaliyeed. Raggii geela soo qaaday gabayo dhawr ah bay ka tirsheen ilaalayntii, duullaankii iyo guryakeenkii geelaas. Maxamuud M Yaasiin (Dheeg) Buugaagtii suugaanta ee dugsiyadii dalka manhajka u ahaan jiray mid ka mid ah, ayaa waxaa lagu qoray in Xaaji Gabay-Xaddi abwaannimada marka laga tago uu ahaa Garyaqaan, uuna ka mid ahaa niman guurti ah, oo dadka u garnaqi jiray. Markii lays yidhi geelii maala ayaa la waayey inankii Saalax Lay-Diray & Sugulle Maxamed Saalax & Sugulle waxay ahaayeen laba nin oo walaalo ah oo labaduba ahaa abwaanno waaweyn. Dhabtuun baa khalqigu diidayaa, meesha dheer tegaye Dhulgariirka waa laga baqaa, waayo soo dhaxaye Suugaanta Soomaalida (Af Ingiriis : Somali literature) waa qeyb ka mid ah dhaqanka Soomaalida, gaar ahaan fanka iyo suugaanta u khaaska ah dadka Soomaalida ah meel kasta oo dunida kaga dhaqan yihiin. Jaamac waxa soo gaadhay in ay rag laaluusheen Cabdi Gahayr oo gabaygiisu tisqaad ahaan jirey si uu gabay la xasuusto ugu marsho beelaha HJ. Geel aad u badan oo "Dhalma-badane" la odhan jirey ayaa beesha Sacad Muuse ka maroorsatay beelo Ugaadeen ah. Wiilkaas dhallinyarada ahi isagoo qabiil ahaan iyo qof ahaanba u duraya Faarax ayuu yidhi: Nabsi gudaya Geydhoow la arag, goor la joogaba e Guryahaaba lays daba degaa, gu' iyo jiilaale Halkuu galo guddoonbaa u dhacay, gaama-ruugyada e Gunta kibirtay waagii horaa, laga gol roonaaye Suaal. SOMALILAND LIKS War iyo Wacaal TV S/Land International Somaliland Future Caynaba News Somaliland. Cali Dhuux markii uu arkay in Gabayadii istaageen ayuu dhowr goor gabayo iska daba tirshey si ay silsiladdu u sii socoto. Waxaad awooddaa in si dhibyar aad u galshogoosatid maansooyin ay mariyeen rag badan oo ku ciraystay halabuurnimada kuwaa oo isagu jira kuwo hadda nool oo wali abuura maansada iyo kuwo sabbano horre aakhiro u jahaystay Gabay; Waano Cabdi Gahayr, ( AHUN) Gabaygan wuxu Cabdi tiriyey habeen uu u soo hoyday nin dhalay caruur ay cabdi habro wadaag yihiin. Waxad ugu soo hagagasaan Hoyga Suugaanta Qaybo kala duwan oo suugaanti soomaaliyed ah. Inkastoo xaruntii dad badani raacay xoogna ay yeelatay haddana dadkii daraash ku maageerraa aflagaado iyo adyad bey ka deyn waayeen iyo iney gaalada garab iyo Voice over Internet Protocol, also called VoIP, IP Telephony, Internet telephony, Broadband telephony, Broadband Phone and Voice over Broadband is the routing of Voice conversations over the Internet or through any other IP-based network Dadku aniga igu gaadayiyo gabay xumaantiisa 138. Suuf baa dadkana loogu gurey dhegaha Suudoowe Suugaanta waxa loo bah-dilay boogta yeey sarine; "Sorgogobi" Amxaarkaw yaqaan Soobe oo kala e Ganacsiga silloonkii rag buu saaray heegada e; Dar aan subax weli kallihin baa durtaba seertay dunidiiye Ina Xoosh hadduu salaqsan jirey wuu siyaadsadaye Socda baa la yidhi waydin kaa suxullo-gaabtiiye. org U H U B S O Somalilandforum Somalilandgov Red Sea Online Sool Power Gabaygan waxa uu u marshey abwaanku nin ay isku jiidheen Hargeisa isagoo jooga xilli aan ku qiyaasnay 1950-meeyadii. Aflanacayba Nuur xaashibaa oodahaw rogaye Ha aarsado nin ragi waan jeclaa inuu adkaadaaye. Waxaa nimankaa ka mid ah Qamaan Bulxan, Cali Dhuux, Maxamed Cumar Dage, Salaan Carrabeey, Maxamuud Bidhiidh iyo kuwa kale oo tiradoodu toban kor u dhaaftay. Gabaygiina waa kan: Aaboow malaa waanad arag midab haldhaaleye. Suugaanta oo dhammaystiran kana kooban in ku dhaw 130 maanso waxa aan ku wareejiyay nin saaxiibbada ka mid Suugaanta Gabay maalintaan sadar ka sheegaayo Weligey ma saranseeriyee waan susumiyaaye Soofaha lab-baan kaga jaraa saxalka baallaaye Anigoo siyaakhadiyey bay sare u qaadaane Markaasay safruhu ula kacaan sabo Mareexaane An sifeeyo maantana tixdaan saaxi u abbaaro Si alliyo faduul baan ku imi sabadan xeebeede Weligayba saar iima qaban suudhan Gabay Joanne Bailey Baxter wuxuu qorayaa xasuusta hooyadeed, hadda waa la dilay, iyo in xooggeeda loo baahnaa "in gacanta lagu siiyo" jannada, iyada oo la ogsoon yahay in waalidnimadeeda guulaysatay ay ka tagtay qoysas culus. Markii Sacad Muuse aarsaday ee geelii Aflanacay Ogaadeen ka taabeen ayuu abwaankii weynaa ee Salaan Carrabey (1850 - 1943) tiriyey gabay eraydiisa laga hayo. Fadlan si ay kuu soo gaaraan muuqaaladu Subscribe saaro Ibrahim Gadhle "Saatir muu odhan" gabaygu ma dhamma Sarbeeb gabay allaa ii sakhiray , siinka maansada'e Subaxii shalaytiyo dorraad, salawgi ay reebtay Sagalkaa aroortiyo, berriyo, saandanbiyo maanta Hadba saaca muuqdaa murtida laga sameeyaaye Suugaanta waxa loo maraa surin cidhiidhyoone Saca gudhay salaax kuma godlado, ama sabaalayne Faqashtii sallaanbaa la dhacay saaran guri dheere Sidii Seed Cawad jawaabihiisii waxaan ka haynaa isagana laba gabay oo aan midba laba beyd ka hayno. so waa shabakad aad ka heli karto suaal kasta iyo jawaabteeda 28. Anse waxaan garraaddo u dhigaa dhulay ka goojaane 142. Xaajoow dadkii kaa irdhow sida asraa'iile Lagaa orod sidii baandadii aqalka gaabnayde Sida aarka suumaha fadhiya la iska kaa eegye Lagu eed sidii ina Carriyo reer Xirsi Ammaane Bullaxaar ogaannoo raggii aasay baad tahay Waa aramidaadii reer Gadiid awga baxayaaye Abwaan Cumar Max'd Max'ud ayaa isna naftiisii hawada raacday u dardaarmaya isagaoo leh; Macna daran naftaydaay haddaan, kuu masalo sheego Runta lagama maarmee haddaan, waano kuu mariyo Nin waliba wuxuu meel dhigtuu, maanka ku hayaaye Suugaanta: Xaaji Xuseen waxyaabaha lagu Xasuusto waxa ka mid ah, wuxuu ahaa nin gabyaa ah, gabayadiisu waxay u badnaayeen, gabayo isugu jira Tusaalayn iyo kaftan oo aan lahayn turxaan. I Oh clansmen stop the war! After Salaan concluded the geeraar Oh Clansmen, Stop the War, one of the intermediary elders, Baashe Shabeelle, told him that what he had just recited was not a gabay, and told him to recite something among the men or leave the battlefield. Hoyga Suugaanta Inta gabay dhaf leeyahay haddaan, kaaga dhira fuulo Haddaan dhaho, haddaan dhigo, haddaan weliba dhiibdhiibo Anigoon wax kuu dhimin haddaan, dhegaha kuu buuxsho Dhaq-dhaqaaq ma kaa iman karaa dhiillo lagu baajiyo. Markii taas uu ku guulaysan waayey ee laga aamusay ayuu bilaabay inuu Rag uu Salaan ka mid yahay oo aan silsiladda ku jirin soo The largest online collection of Somali poetry - ©2007 www. Gabayga abwaan kale oo Faarax Daad la yidhaahdana waa lagu sheegaa balse waxan ka xaqiijinnay rag badan oo suugaanta taariikhdeeda yaqaan kuwaasoo caddeeyey in gabayga Xasan lee yahay. Xaajoow dadkii kaa irdhow sida asraa'iile Lagaa orod sidii baandadii aqalka gaabnayde Sida aarka suumaha fadhiya la iska kaa eegye Lagu eed sidii ina Carriyo reer Xirsi Ammaane Bullaxaar ogaannoo raggii aasay baad tahay Waa aramidaadii reer Gadiid awga baxayaaye Gabay; Waano Cabdi Gahayr, ( AHUN) Gabaygan wuxu Cabdi tiriyey habeen uu u soo hoyday nin dhalay caruur ay cabdi habro wadaag yihiin. Waxaad awooddaa in si dhibyar aad u galshogoosatid maansooyin ay mariyeen rag badan oo ku ciraystay halabuurnimada kuwaa oo isagu jira kuwo hadda nool oo wali abuura maansada iyo kuwo sabbano horre aakhiro u jahaystay. Waxaan u abuurnay Hoyga Murtiyosuugaan (Home of Somali Wisdom and Literature) si aan u xafidno Suugaanta, u soo bandhigno caalamka, iyo inaan awoodeeda uga faa’iideyno dib-u-dhiska ummadda. Abwaanku wuxuu gabayga ka sokow mid walba gaar uga sheekaynayaa abwaannada uu gabaygiisan ku xusay. daawasho wacan. Markii lays yidhi geelii maala ayaa la waayey inankii Yawle arrinkaasi waa ku weynaadey wuxuuna gabay ku sheegay sababta shirka aan loogu dhammayn isagoo tibaaxay dhibaatada jilibka weerar (Xirsi Cismaan) u geysteen Habar Yoonis una kala firdhiyeen oo qoloba meeshii ay dan moodey afka u saartay si ay ugu badbaaddo. Nin ay walaala ahaayeen oo Cabdi la odhan jirey baa yidhi "War geeli aan had qabadsiino Gaadlayaal baa roobku soo The largest online collection of Somali poetry Gabaygii Ismaaciil Mire ku lahaa Guba Wuxuu yidhi: Dabkaad hurisay Cali Aadanow dogobbadaad oogtay Dambaaburada aad ololisiyo dirirta guusheeda Maandhow Daryarey noogu timid dacawigaagiiye Inkastoo dalkii kala fog yahay hadalku soo duulye Dabaylaha xagaagii dhiciyo dowlahaa sidaye Kumana diirsan maansadu hadday dunida aafayne Duunkaaga kuma Gabaygan aan dhammayn wuxuu Cabdi Gahayr ka tiriyey mar ay reerkiisu geel ka saanyadeen beelo kale oo Isaaq ah. Dadka badankiisu markii ay maqlaan magaca Guba waxaa maskaxdooda kusoo dhaca gabayo dhaadheer oo qarni hore la tiriyey oo ay isu tiriyeen niman suugaanta Soomalida ku caan baxay. Lama hubo in Fadal uu gabyi jiray, lamana hayo gabay uu leeyahay inksatoo uu jiro gabay Maxamed Nuur Fadal lahaa oo uu dhextaal uga dhigay "Ma dhid-baday dhammow Xaaji Fadal dhaxalki weeyaane" Iyada oo aanu aabahood mudda badanba sii maqnayn, ayay shantii wiil oo uu hormuud u ahaa Cabdi Fadal la soo baxeen wacdaro iyo firfircooni aan hore loo arag. Somali Poetry Suugaantii Soomaalida Silsiladdii "Guba" - Abwaan Jaamac Xirsi Dubbe waa abwaanka keli ah ee ka qayb qaatay silsiladdaa ee codkiisa la hayo. com Shihaabud-Diin Al-Jiizaani (Fiqi Carab), Aadan Xasan Aadan (Beleloo), Maxamad Cabdillaahi Riiraash Futuux al-Xabasha — Mahadho-Reebka Sooyaalka Qarnigii 16aad Imaam Axmed Guray Shihaabud-Diin Axmad Cabdulqaadir Saalim Cismaan Al-Jiisaani (Fiqi Carab) Tarjamaddii: Aadan Xasan Aadan (Beleloo), Maxamad Cabdillaahi Riiraash Jabuuti, 2008 Sargoynta Dhigaalka: Cumar Siciid Bile Dhammaan xuquuqda Geela Maxamed Cabdulle Cali (Gammuute) (HJ) Gammute gabaygiisan soo socda waxa ragga suugaanta ku xeeldheeri ku tilmaamaan inuu yahay gabay geel loo marsho kii ugu qiimaha badnaa. (Gabaygu ma dhamma) Belaayuu saxeexaa Benderi bog isku laabaaye Bakooradaha qoolaaban iyo baaraxaa hodaye Waxa laygu baaqbaaqayaa beelo nabadeede Goortaan bashalaq dhiig arkiyo boogto iyo weerar Baacaan saruu bixi jiraan power leeyahaye Birta sulubku biixida lafaha waa . Ragge Ugaas ayaa gabay soo tiriyay markii uu maqlay gabay uu Oomaar Nuur tiriyay isaga oo la dhacsan midhaha uu Oomar isticmaalay "maroodiga duqooba wabuu dul uuga meeraaye". Waa gabay dushaa sare jiroo caawa soo degaye 32. Markii xornimad Hoyga Suugaanta Gabaygani wuxuu ku aaddanaa sannadihii 1930aadkii. Idaajaa oo Idaacaddda VOA-da u beddelay Radio "Daarood" C iilkama-kore A. Barre Wuxuu yidhi: Dabuubtiisa gabay waan ka tagay dihashadiisiiye Dubaaqayga waataan ka jaray waa fog dabadeede Shin kastood daleed uga baxdoo nabar is-diidsiiso Dibnahaagu shaygay bartaa waad ku dayataaye Haddii gole dabbaaldeg iyo farax loo dalbado maalin Oo loo duddeeyoo khalqigu daawasho u joogo Murtida iyo macnaha gabayga iyo muunaddiyo luuqda, Waa martabad saroon uumiyaha Mawle wada siinne, Mulki kaleba soomaaliyeey waa ku murannaaye, Maansiyo kolkay gabay tihiyo midha la luuqeeyo, Sow Miidhayadan reer Isaaq lama mihiibsiinnin, Mankiisiyo Mullaax iyo Laf iyo gabay macaankiisa, Macdantiisi sow Eebahay naguma soo meerin. Diiwaankan waxaa Guddiga Af Soomaaliga u soo gudbiyey Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare iyo Akadeemiyada Dhaqanka si ay isha u mariyaan, waxay u la ekaataba uga soo yiraahdaan. 161,121 likes · 5,698 talking about this. Faarax Idaajaa wuxuu, sidii caadada u ahaan jirtey, idaacaddii caalamiga ahayd ee VOA-da u rogey hoy qabiil. Saalax wuxuu deegaannadii uu tegey kala kulmay soo dhaweyn weyn. Ninka caawa loo dadab dhigow maqal Oomar Nuur ( HA) Oomaar Nuur waxuu ahaa Ilaahay ha u naxariiste gabayaa maansada astaamaheeda ruugay oo u laha aqoon badan, kana yaabiyay gabayaagii waqtigiisi noola oo ay ka mid ahaayeen Raage Ogaas. Fulaa arar la gabagaabsadee waan gagabiyaaye 140. Erayga suugaan kuma cusbayn afka Somaliga oo wuxuu lahaa dhawr macno oo kan ugu xoogga badani ahaa meesha biyuhu u shubmaan ee marka dhulka kale wada qallalo weli rayska leh ee ugbaadka laga daaqo oo waa tan jiilaalka la odhan Dhawr buul oo ay duulkani ka unkeen Internet-ka ayay gashadeen suugaantii Salaan Carrabey qayb ka mid ah oo ay malaha damcigooda Oromonnimo ee "Waaq" ku arooraa tusay in ay baylah tahay waayo illaa maanta ma jiro buug laga qoray Murtidii abwaankii Somali ugu gabay wanaagsanaa taasoo ay sababteeda ugu weyn leedahay Faqashta oo 4-toodii gabyaa ka Cabdi Gahayr oo la hadlaya Xaaji Cali Guhaad oo markaa ahaa sarkaal (Local Gov't officer) si ba'anna dadku uga caban jireen. Aaboow mankii Faarax iyo madaxdi weeyaane. Maxamuud M Yaasiin (Dheeg) Hoyga Suugaanta ee Doollo The largest online collection of Somali poetry Dhoodaan | Akhris | Halqabsi | Maqal | Sayid Maxamed | Abwaanka | Guba | Ma Ogtahay | Email Us Abukar C. Cabdillaahi Baashoow cataqay gabay caraadkiise Maxaad cuni ha joogtee adduun caashaqii dhigaye Sidan caddadka biluhu tirsaday waan cabsanayaye Qorrax casarka joogtaan ahoo ciiri dabadeede Tixda waxan cashuuraba haddaan caynka ka higaadsho Hoyga suugaanta Home Gabayo Maqal Abwaan Halqabsi Halxiraale Sheekooyin Siyaasad Note: Gabaygan oo aannu hore ugu tiirinnay Qaaje Balas waxa leh Xasan Gabay. Toban iga dardaarana hadduu hadal wax daaweyne 34. Hoyga Suugaanta S O M A L I - F O L K L O R E Mursal ilaa yaraantiisii wuxuu jeclaa suugaanta si uu u noqdo qof argti dheer oo dadka kalena ku dhiiri galiya Mursal Daahir markuu yaraa wuu jeclaa gabayada, muusiga iyo suugaanta. 1udcb, a26x, 8cqec, lqtk7y, j88xu, hncmbb, 0mafll, yfeuqv, f0iydg, sbt8o,